Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga Oo Gacanta Ku Dhigay Sarkaal Sare Oo Kooxda Daacish Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ankara)-Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Suleyman Soylu ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen Mid ka mid ahaa saraakiishii ugu muhiimsanayd Kooxda Khilaafada Islaamka ee Daacish.

Trukg.jpg

Sarkaalka la qabtay oo lagu magacaabo Yusuf Huba ayaa kooxda Daacish u qaabilsan samaynta Bambooyinka iyo Tababarka sida loo sameeyo, waxaana laga soo qabtay magaaladda waqooyiga suuriya ku taalla Asas

Wasiirka oo la hadlayay wargayska maalin laha ah ee Xoriya waxaa uu sheegay in ninka la qabtay oo magaciisa xadhigaga ah uu ku sheegay Abu Jihaydiin Nasar Al Cubaydi loo haysto inuu ka dambeeyay 20 weerar oo daafaha Caalamka ka dhacay, islamarkaana uu ahaa ninka masuulka ka ahaa tababarka dhalinyarada isqarxisa.

Ciidammada maraykanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen gudaha ciraaq waxay ku dileen hoggaamiyihii kooxda daacish Baqdaadi bishii hore.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this