Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Ku-xigeenka KULMIYE Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-Hadleen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere ayaa kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe waxaanu sheegay inay ka wada-hadleen sidii doorashooyinku ku qabsoomi lahaayeen, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this