Sign in to follow this  
Paragon

Xaalada nololeed ee sadexda xero ee Xagar dheere Ifo iyo Dhagaxlay oo ka sii daraysa

Recommended Posts

Paragon   

Xaalada nololeed ee sadexda xero ee Xagar dheere Ifo iyo Dhagaxlay oo ka sii daraysa kadib 7 maalmoo

 

Warkii 18-May-2007 iyo Qormadii: darwiishland

waxaay dawlada kenya si toos ah u joojisay gaadiidki dhamaan isaga goooshi jiray xeryaha qaxootiga iyo magaalada nayroobi talaabadan ay ku dhaqaaday dawlada kenya ayaa ahayd mid qaxootiga soomaliteed ka hor joogsatay adeegyadoodii u gaar ka ahaa magaalada nayroobi ayaa ahayd laf dhaba ay uku xidhan tahay inta badan qaxootiga somalidu noloshooda iyo adeegyadooda

 

 

Talabadan ayaa waxaa xigtay inay dawawlada kenya xuduuda heeda ka xidhato boqolaal qaxooti soomaliyeed ah oo ka soo bara kacay dagaaladii dhawaan ka dhacayay magaalada muqdisho oo ay isku hortaagto xuduuda u dhaxaysa somalia iyo kenya kadibna ay ka dhalatay inay halkaasi ku tabaaloobaan qaxooti aad u tiro badan oo soomaliyeed

 

Si kas taba ha ahaatee waxa cidhiidhi gaashay xaalada nololeed ee qaxootiga ku dhaqan saxedda xero ee Ifo Xagardheere iyo Dhagaxlay kadib markii ay hay,adaha UN ka iyo dawlada kenya albaabada isugu laabeen dhaam goobihii aadeegyada bulshada sida makhaayadaha laga shaaho iyo hodheelada laga cunteeyo caanaha hilibka iyo dhamaan wixii cabitaan ah ama sharaab

 

 

 

Waxaad ku arkaysaa goobaha qaarkood hablo soomalaamileed oo si dhuumaalaysi ah ku iibinaya shaaha ama Qaxwada oo mar marka qaarkood ay ka soo gaadho dhibaatooyin isugu jira jidh dil xadhig iyo wixii la mid ah talaabadan ayay ku sifeeyeen dawlada kenya iyo hay,adaha UN ku inay la xidhiidho nadaafad xumo sababikarta inuu ka dilaaco cudurka daacuunku ama shiban biyoodka

 

Afnugaalnnews

 

Dadaab kenya

 

darwiish

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this