Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Khamriga Waxaan u Sitay Baahidayda

Recommended Posts

Boorama, July 23, 2009 (Haatuf) – Maxkamadda Gobolka Awdal ayaa shalay xukun ku ridday muwaadinad qurba-joog ah oo lagu soo eedeeyey inay khamri soo gelisay dalka ama gobolka Awdalba.

 

Sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee gobolka Awdal, Maxamed Cumar Sheekh, dacwaddan lagu qaaday Suleekha Cabdi Cawad, oo shalay ka dhacday Maxkamadda gobolka Awdal ee magaalada Boorama ayaa garsoorihii dacwaddaas qaadayey ku xukumay lix bilood oo xadhig dibad joog ah iyo ganaax lacageed oo dhan 3 Milyan oo shilinka Somaliland kaddib markii muwaadinaddaasi oo 29 jir ah, kuna nool dalka Sweden, balse dhalasho ahaan ka soo jeedda Somaliland lagu soo eedeeyey inay dalka ama Boorama gelisay ku dhawaad 140 litir oo khamri ah, oo ku kala jiray 98 caagadood oo kuwa halka litir iyo badhka qaada ah.

 

 

Xukunkan ay ku ridday maxkamadda Gobolka Awdal, Suleekha Cabdi Cawad, ayaa waxay u cuskatay qodobbo ka jebinaya ciqaabta ay mudan lahayd haddii aanay ahayn qurba-joog sidata jinsiyadda dalka Sweden.

 

Isla xukunkaasi kaddib ayaa taliyaha ciidanka amniga Boorama, Muuse Cabdillaahi Hanfi, Wakiilka Xeer-ilaaliyaha guud ee Gobolka Awdal Axmed Mire, iyo guddoomiyaha maxkamadda Gobolka Awdal, Axmed C/laahi Buubaal si wada-jir ah fagaaraha maxkamadda gobolka ee Boorama ugu gubeen ku dhawaad 140kii litir ee lagu soo eedeeyey haweenaydaasi, waana markii labaad ee isla bishan ay maxkamadda gobolka Awdal dad ku xukunto khamri ay dalka soo geliyeen.

 

Intaa kadib haweenaydaasi oo wax laga weydiiyay sidii ay Bileysku ula dhaqmeen intii ay ku xidhnayd saldhigga Bileyska Boorama ayaa sheegtay in si wanaagsan loola dhaqmay, cidina aanay dhibaato u geysan marka laga reebo xadhigga lagu xidhay khamriga oo ay u arkaysay inaanay ciddina ku qabsanayn.

 

Marwo Suleekha waxay sheegtay in laba carruur ah, iyo odaygeeda oo u dhashay dalka Sweden markii ay u sheegtay in khamri lagu xidhay ay ku qosleen, balse ay ka xumaadeen xadhiggeedaasi.

 

Suleekha, ayaa sidoo kale ka sheekaysay sidii khamriga loogu qabsaday, iyo halka ay ka keentay iyo sababta ay u sidatay in ka badan boqol iyo konton litir oo khamri ah, iyadoo tidhi: “Waxaan khamriga ka soo iibsaday magaalada Wajaale, waxaan u sitay baahidayda shakhsi iyo asxaabtayda, iibna umaan wadan maadaama Somaliland aan joogay saddex bilood oo keliya qofkii dalka yaqaanna uun baa ka baayacmushtarayn kara. Waxaan u socday Hargeysa markii aan Wajaale ka soo baxay anigoo watay gaadhi aan kireystay, waxaan ka lumay jidkii Hargeysa, oo wakhtigaa dhibi ka taagnayd waxaan soo qaaday jidka Boorama.

 

Boorama waxa ka jiray maalintaasi qalalaase ka dhashay jidgooyadii lagu laayey dadkii rakaabka ahaa, aqoon la'aantayda jidkaasina waxay keliftay inuu ila dhaco gaadhigii aan watay Boorama agteeda, waa la ii soo gurmaday kaddibna waa la toosiyey gaadhigii balse dhaawac igama soo gaadhin, waxana la ii kaxeeyey Huteel Rays, laakiin cabsi magaalada ka jirtay ayaan goostay inaan Hargeysa ku soo laabto, balse khamrigii ayaa la igu qabsaday saacad ka hor intii aanan u soo bixin Hargeysa, sidaa ayaana la igu xidhay.”

 

Suleekha waxay ku hadlaysay ku dhawaad afar luqadood, oo uu ugu horreeyo afka dalka Sweden, Ingiriisi, Faransiis iyo kuwa kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

^^ you never ceaze to amaze me..wax walbo xun waa udooda? adigi waxi diinta dadka kareebtay oo dhan ayaad udooda war ninyoho horta diinta wali manala heesata misa waa ka baxday ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

dude, i like all this co-signing but relax. nobody is arguing anything, just trying to find out how these courts work. are these judgements based on laws passed by parliament or the whims of what judges consider legal or illegal? tolow diintana mala lasyla heesta? lakum diinakum waliya diin ya fu-fu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Jacaylbaro:

Boorama, July 23, 2009 (Haatuf) – Maxkamadda Gobolka Awdal ayaa shalay xukun ku ridday muwaadinad qurba-joog ah oo lagu soo eedeeyey inay khamri soo gelisay dalka ama gobolka Awdalba.

 

Sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee gobolka Awdal, Maxamed Cumar Sheekh, dacwaddan lagu qaaday Suleekha Cabdi Cawad, oo shalay ka dhacday Maxkamadda gobolka Awdal ee magaalada Boorama ayaa garsoorihii dacwaddaas qaadayey ku xukumay lix bilood oo xadhig dibad joog ah iyo ganaax lacageed oo dhan 3 Milyan oo shilinka Somaliland kaddib markii muwaadinaddaasi oo 29 jir ah, kuna nool dalka Sweden, balse dhalasho ahaan ka soo jeedda Somaliland lagu soo eedeeyey inay dalka ama Boorama gelisay ku dhawaad 140 litir oo khamri ah, oo ku kala jiray 98 caagadood oo kuwa halka litir iyo badhka qaada ah.

 

 

Xukunkan ay ku ridday maxkamadda Gobolka Awdal, Suleekha Cabdi Cawad, ayaa waxay u cuskatay qodobbo ka jebinaya ciqaabta ay mudan lahayd haddii aanay ahayn qurba-joog sidata jinsiyadda dalka Sweden.

 

Isla xukunkaasi kaddib ayaa taliyaha ciidanka amniga Boorama, Muuse Cabdillaahi Hanfi, Wakiilka Xeer-ilaaliyaha guud ee Gobolka Awdal Axmed Mire, iyo guddoomiyaha maxkamadda Gobolka Awdal, Axmed C/laahi Buubaal si wada-jir ah fagaaraha maxkamadda gobolka ee Boorama ugu gubeen ku dhawaad 140kii litir ee lagu soo eedeeyey haweenaydaasi, waana markii labaad ee isla bishan ay maxkamadda gobolka Awdal dad ku xukunto khamri ay dalka soo geliyeen.

 

Intaa kadib haweenaydaasi oo wax laga weydiiyay sidii ay Bileysku ula dhaqmeen intii ay ku xidhnayd saldhigga Bileyska Boorama ayaa sheegtay in si wanaagsan loola dhaqmay, cidina aanay dhibaato u geysan marka laga reebo xadhigga lagu xidhay khamriga oo ay u arkaysay inaanay ciddina ku qabsanayn.

 

Marwo Suleekha waxay sheegtay in laba carruur ah, iyo odaygeeda oo u dhashay dalka Sweden markii ay u sheegtay in khamri lagu xidhay ay ku qosleen, balse ay ka xumaadeen xadhiggeedaasi.

 

Suleekha, ayaa sidoo kale ka sheekaysay sidii khamriga loogu qabsaday, iyo halka ay ka keentay iyo sababta ay u sidatay in ka badan boqol iyo konton litir oo khamri ah, iyadoo tidhi: “Waxaan khamriga ka soo iibsaday magaalada Wajaale, waxaan u sitay baahidayda shakhsi iyo asxaabtayda, iibna umaan wadan maadaama Somaliland aan joogay saddex bilood oo keliya qofkii dalka yaqaanna uun baa ka baayacmushtarayn kara. Waxaan u socday Hargeysa markii aan Wajaale ka soo baxay anigoo watay gaadhi aan kireystay, waxaan ka lumay jidkii Hargeysa, oo wakhtigaa dhibi ka taagnayd waxaan soo qaaday jidka Boorama.

 

Boorama waxa ka jiray maalintaasi qalalaase ka dhashay jidgooyadii lagu laayey dadkii rakaabka ahaa, aqoon la'aantayda jidkaasina waxay keliftay inuu ila dhaco gaadhigii aan watay Boorama agteeda, waa la ii soo gurmaday kaddibna waa la toosiyey gaadhigii balse dhaawac igama soo gaadhin, waxana la ii kaxeeyey Huteel Rays, laakiin cabsi magaalada ka jirtay ayaan goostay inaan Hargeysa ku soo laabto, balse khamrigii ayaa la igu qabsaday saacad ka hor intii aanan u soo bixin Hargeysa, sidaa ayaana la igu xidhay.”

 

Suleekha waxay ku hadlaysay ku dhawaad afar luqadood, oo uu ugu horreeyo afka dalka Sweden, Ingiriisi, Faransiis iyo kuwa kale.

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

so the courts in Somaliland, their shari'ah courts? what laws do these courts use otherwise and do defendants get a defense lawyer?

shari'ah shari'ah shari'ah ...

 

Ereyga Shari'markaliya xetaa kuma jiro article-ka. Shariicada ka fuq ninyahow!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol, a lot reactionaries here now a days. what is the source of this judgement? doubt you know so why add your two cents to it? never suggested it was in the article or do people have a hard time with reading and comprehension now a days?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

lol, a lot reactionaries here now a days. what is the source of this judgement?

last time i checked the Constitution of Somaliland combination of traditional and western institutions.

 

i doubt there was any case of a whipped man/women becouse he/she committed adultery in Somaliland. markaa deer shari'ah haku haynin meelaha.

 

as for the source of judgement.. sxb you don't want mew to dig em up do you??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

lakum diinakum waliya diin ya fu-fu.

Walaahay taasna afcad waaye, ee kaalay hee Soomaali ka dhaadhacsii intaas? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well if u dont know anything about Sharia law, then may be u should learn about it first, instead of dizzing it. Remember ignorance is no excuse.

 

Drinking and drugs...haah! juicing is not something that u wanna indulge into it. Thats why u see it even being restricted to adult in the gaaloland too and sold in certain stores under limited times. Drugs, well u know its illegal. So how can a drug like Jaat is legal in somali and east africa???

 

Researchers have shown that Africans are more susceptible to Alcohol and drugs than other races due to genetics. Many lives are destroyed by these things. And these addictions are crossing over to women and teenagers.

 

The American courts should give sharia a chance and try it!!lol..thats right try it. Imagine 40 lashes for anyone caught with drugs! that homie will quit COLD TURKEY for sure. Pain is the mother of all abstinence.

 

Then finally, its against diin so that should have stopped u from consuming these items. However, humans can stray sometimes. Instead of having the culprit sit in jail cell and dreaming more about these items, why not do this!

 

Whip his azz in public so he never forgets that day!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

It shows the level of the society. At least, she can admit it openly in front of the court without fear of stoning or killing by radicals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this