Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Telefishanka HCTV

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wararka aanu hadda helayno ayaa waxa ay sheegayaan in xukuumadda Somaliland ay xayiraad ka soo rogtay Telefishanka HCTV.


Xukuumadda ayaa sidoo kale xabsiga u taxaabtay wariye ka tirsan Telefishanka HCTV oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Coday oo a sheegay in uu yahay tafatiraha Telefishanka.


Ma jiro warar faahfaahsan oo ka soo baxay xayiraada HCTV iyo xadhiga Wariyaha, balse waxa ay wararka sheegayaan in uu ku xidhan yahay xarunta dambi-baadhista ee CID-da, sidoo kale la xayiray dhammaan xarumaha Telefishanka.


Wixii warar ah ee ka soo kordha kala socda Somalilandtoday

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this