Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Filish oo baaq u diray shacabka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Cumar Filish ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka ee dowladda.

Filish ayaa sheegay inay muhiim tahay in si wadajir la’isaga kaashado sugida amniga magaalada Caasimadda ah ee  Muqdisho.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in maamulka uu horkacayo ee gobolka Banaadir uu ka shaqeyn doono, sidii loo heli lahaa amni iyo nabadgelyo buuxda.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/55.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this