Deeq A. Posted November 18, 2019 Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Cumar Filish ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka ee dowladda. Filish ayaa sheegay inay muhiim tahay in si wadajir la’isaga kaashado sugida amniga magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in maamulka uu horkacayo ee gobolka Banaadir uu ka shaqeyn doono, sidii loo heli lahaa amni iyo nabadgelyo buuxda. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/55.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites