Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghayaha Guud & Af-hayeenka  Xisbiga Waddani oo La Xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xoghayaha Guud & Af-hayeenka  Xisbiga Waddani oo La Xidhay

 degdeg.jpg

Wararka hadda na soo gaadhaya ayaa tibaaxaya in xabsiga loo taxaabay Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi Iyo Af-hayeenka Xisbiga Barkhad Jaamac batuun .

 

Xadhigga Xoghaye Khadar & Af-hayeen Barkhad ayaa waxaa  noo xaqiijiyay mas’uul ka tirsan xisbiga Waddani oo nala soo xidhiidhay.ku darsoo weli Xukuumadu wali kama hadal xadhiga mas’uuliyiintan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this