Deeq A. Posted November 17, 2019 Xoghayaha Guud & Af-hayeenka Xisbiga Waddani oo La Xidhay Wararka hadda na soo gaadhaya ayaa tibaaxaya in xabsiga loo taxaabay Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi Iyo Af-hayeenka Xisbiga Barkhad Jaamac batuun . Xadhigga Xoghaye Khadar & Af-hayeen Barkhad ayaa waxaa noo xaqiijiyay mas’uul ka tirsan xisbiga Waddani oo nala soo xidhiidhay.ku darsoo weli Xukuumadu wali kama hadal xadhiga mas’uuliyiintan Qaran News Share this post Link to post Share on other sites