Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Oo La Xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wararka aanu helayno hadda ayaa waxa ay sheegayaan in xabsiga loo taxaabay Xoghayihii guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi.

KHADAR.png


Xadhigga Xoghaye Khadar waxa noo xaqiijiyay mas’uul ka tirsan xisbiga WADDANI


Waa mas’uulkii labaad ee ka tirsan xisbiga WADDANI oo ay ciidammada boolisku xabsiga u taxaabaan, waxa isaga goor-dhawayd la xidhay afhayeenkii guud ee xisbiga.
Xukuumaddu wali kama hadal xadhiga mas’uuliyiintan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this