Deeq A. Posted November 17, 2019 (SLT-Hargeysa)-Wararka aanu helayno hadda ayaa waxa ay sheegayaan in xabsiga loo taxaabay Xoghayihii guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi. Xadhigga Xoghaye Khadar waxa noo xaqiijiyay mas’uul ka tirsan xisbiga WADDANI Waa mas’uulkii labaad ee ka tirsan xisbiga WADDANI oo ay ciidammada boolisku xabsiga u taxaabaan, waxa isaga goor-dhawayd la xidhay afhayeenkii guud ee xisbiga. Xukuumaddu wali kama hadal xadhiga mas’uuliyiintan Source Share this post Link to post Share on other sites