Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cirro Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Shalay Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Biixi Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Maroodi-Jeex Ugu Baaqay Inay Berri Isku Soo Baxaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimid Madaxweynaha Somaliland, waxaanu sheegay in marka Madaxweynuhu uu Xisbiga WADDANI ku sheegayo inuu aamisan yahay Soomaali-weyn uu ula jeedo beel ka mid ah kuwa Somaliland, doonayana inuu Bulshada kala fogeeyo.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Taageerayaasha Xisbigiisa ee Gobolka Maroodi-jeex ugu baaqay inay Isniinta Berri isugu yimaaddaan Xarunta Xisbiga ee Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this