Saalax

New regional state planned to be declared in Hargeisa's south west district of Baligubadle

Recommended Posts

Saalax   

War deg-deg ah:- Maamul gobolleed lagaga dhawaaqaayo gobolka HAWD ee Baligubadle

 

Wednesday November 13, 2019 -

War deg-deg ah:- Maamul gobolleed lagaga dhawaaqaayo gobolka HAWD ee Baligubadle

Hargeysa(HWN)-Waxa magaalada Baligubadle ee xarunta gobolka HAWD ka socda kulamo ay yeelanayaan Dhalinyaradda aqoonyahanka iyo waxgaradka deegaankaas, waxaannay kulamaddaasi daarran yihiin arrimo khuseeya Masiirkoodda ummaddeed iyo ka deegaankoodda labaddaba

Kulamadda ay iskugu yimaaddeen Dhalinyaradda, Aqoonyahanka iyo Waxgaradka deegaankaas ayaa ujeedkiisu yahay samaynta Maamul-gobolleed, kadib markii ay sheegeen iskunna qanciyeen in Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku fashilantay waxyaabo badan, isla markaanna Xaaladdii dalkku ay meel halis ah marayso, bulshaddiina sii kala socoto, waxaannay sheegeen markii ay isla eeggeen arrimo door ah oo jira awgeed inay lama hurraan tahay samaynta maamul gobolleed ay taladdiisa gacanta ku hayaan.

HADHWANAAGNEWS.CA

War deg-deg ah:- Maamul gobolleed lagaga dhawaaqaayo gobolka HAWD ee Baligubadle

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.