Blessed Posted April 27, 2010 ^What a delightful nick you have. Off topic, I know. Xiinow, Warqada Af ay Somalia taqaano ku qor, kow dheh. Sidii warqadaha loo qori jiray-na u qor laba dheh. Sasabshadana yaree oo dee xaajiyada wax qanciya uga waran, sadex dheh. Aakhirtuna duco u yara quudh, waxay sheeko ferejidani? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted April 28, 2010 Mamate Somalia, Ii ogolow inaan wax yar kula wadaago. Waan ka xumahay in aan saaka war xun kugula soo kalaho anoo war wanaagsan anan ku wadin laakin runta inaan kuu sheego ayaa fiicane ee bal dhagahaada xogga i yara deymi; ilmaahaadi waxay noqdeen fara-lagaqaad caasi waalidina. Raggaadi aad ogayd waxba kaama aysan dambayn kuwa la laayay, kuwa bam lagu qarxiyey & kuwa la ibsaday ayeey isugu jiraan. Ilmihi aay dhaleena waxaay noqdeen burcad badeed, qowleesato, kaligi muslim, calooshiis u shaqeeste iyo garrac aanan naxaynin. Baddii waa hadde baddi weynayd ee ilmahada ugu meyri jirtay waa lala wareegay, ku dayesay, dhulki Raas ilaa Raas waa la iibsaday, gobol gobol, rodol rodol wixii harayna iminka waa beec suuqyadey yaaliin. Amxaaro injirleey ayaa ku xaarxaarta xeebahaadi. Dhulki waxa la wareegay tuugo. Culima, caamo iyo caruur wax dhaqan malahan. Ee maamate, Mowle lagama quuste sheekadu waa xuntahaye ee waxaan kugula dardaarmaya ma fiirsan kartid ilxumadaane ee dhaqtarka waxad ku tiraa koma 60 sano i gali hohrey ka saxiix, anna wagaas haddii naftu igu jidho waan kuu soo noqoni waana ku warami. Bal hadda masarkan hooyoo ilmada ka qubaneysa isaga tir-tir anna yaanan ku daalinene aan albaabka kuu xiro. Caafiya Alla Mamate. Wiilkaadi Qorax Yusuf Maxbuus #102909 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rayyan Posted April 28, 2010 ^Gosh, another maxbuus, May Allah mercy on you Quote Share this post Link to post Share on other sites