Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Mursal oo gaaray dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi uu hogaamninayo Guddomiyaha Golaha  Shacabka  Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa  Gaaray Magaalada Addis-ababa ee Dalka Ethopia.

Guddoomiyaha Waxaana Garoonka Diyaaradaha Ku soo Dhaweeyey Guddomiyaha Baarlamnka Federalka Ethopia, Xildhibaanno, Iyo Mas’uuliyiin kale oo Ka socota dalkaasi

Safarka Guddoomiye Mursal oo la tilmaamay in uu salka ku hayo xoojinta xiriirka labada dale e Soomaaliya iyo Itoobiyaayaa ka Dambeeyay casuumaad uu ka helay dhiggisa dalka Ethopia,

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this