Jacaylbaro Posted June 11, 2009 Fanaanada Caanka ah ee codka maacan,isla markaana aadka looga wadayaqaano dhulka ay Soomaalidu degto Maryan Mursal Ciise ayaa maanta Si diiran oo aan hore loo arag loogu soo dhaweeyey Gegeda diyaaradaha ee Egal Inernational Air port ee Magaalada Hargeysa,kadib markii ay ka soo dhooftay Cariga Ingiriiska oo ay beryahan danbe ay ku noolayd. halkaas oo ay meherad ku haysato Madaarka Magaalada Hargeysa waxa Si diiran ugu soo dhaweeyey Wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland C/risaaq Waaberi Roobe, Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Mahdi Cismaan Buuri, Qaar ka mid ah Fanaaniinta reer Somaliland oo uu horkacayey Fanaanka Caanka ee Cabdi Nuur Allaale oo iyagu ku labisan dharka hidaha iyo dhaqanka, isla markaana ku soo dhaweeyey hees ay iyada u sameeyeen, dhalinyaro, iyo dadweyne aad u tira badan. Dhamaan dadkii gegeda diyaaradaha ku soo dhaweynayey Fanaanada waxa qiira-geliyey oo ay la dhaceen, kadib markii ay diyaarada kaga soo degtay iyada oo ku la bisan calanka Somaliland ee sadexda midab leh, taas oo aad ka dheehan karto halka ay ka gaadhsiisan tahay qadiyada Somaliland. Maryal Mursal waxay si kal iyo laaba ugu mahadcelisay dhamaan dadkii ku soo dhaweeyey Madaarka Hargeysa, haday yihiin masuuliyiinta dawlada, fanaaniinta, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Waxaanay faahfaahin ka bixisay U jeedada Socdaalkeeda ay timi wakhtigan Somaliland, waxaanay tidhi “U jeedada Socdaalkaygu waxa-weeyaan sidii aan Xaafada Daami uga dhisi lahaa Iskuul oo aan Ugu magacdarayo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame [Hadraawi,]” “Soomaaliweyn waxaan ku idhi sanadkan ha la iila guntado Somaliland sidii ay bulshada caalamka aqoonsi uga heli lahayd” ayey tidhi Maryan Mursal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 11, 2009 Photos to follow soon .................... . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 11, 2009 treasonous! At the very least, she should stay out of politics instead supporting secessionism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
osman_nz Posted June 11, 2009 Che-Guevara...why should she..business is business...make her money and leave... Quote Share this post Link to post Share on other sites
osman_nz Posted June 11, 2009 Guevara...maryan mursal in hargeisa better then say hilary clinton meeting dahir rayale...let them waste their resources on this because we know it keeps their situation in the same place, whilsts somalia army is tanking up jet figher and calming the situation in hamar..to grab hargeisa by force.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 11, 2009 Osman, 252 post in like a week, WOW. You're giving JB a run for his money!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
osman_nz Posted June 11, 2009 somalipride..when i post i actually post useful information...not jibberish as jb..my posts are very hard to refute because i shut down any holes in my argument so the enemy has no opportunity to refute but agree and learn... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 11, 2009 I agree, well done. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 11, 2009 Alla maxaad mid jar ka tuurtay ,, Let's focus on the subject ladies and gentlemen ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted June 11, 2009 She's there to sing Riyaale through the mugging process and couple of years more in power. Shimbiriyoow heesa heesa heesa heesa bey uu qaadi doonta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 11, 2009 Very good development indeed. It is good to see famous artist returning to their homeland and given good reception. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted June 11, 2009 Hees Udub heesa heeso Riyaale heesa Jaaliyaalow heesa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 11, 2009 Alla koonfuriansku somaliland necebba i even hear they send her hate maills why she made a song for somaliland.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted June 11, 2009 Xaaji do you want me to send you the new tunes for UDUB.. Its going to be mandatory at schools soon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 11, 2009 War udub wa xisbii reer somaliland oo waligii jiirayaa.. Hadafka siyaasada somaliland wanau ka miidaysanahay.. Iyo jiritaankeedaba.. waxa la isku haysta oo kaliya ana wax sii fiican oo qabban karra iyo ana wax sii fiican oo qabban karra thats all.. Quote Share this post Link to post Share on other sites