Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddi loo magacaabay doorashada baarlamaanka P/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Guddoonka baarlamaanka Puntland ayaa guddi u magacaabay doorashadda gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda.

Guddiga qabaqaabadda oo ka kooban todoba xubnood ayaa diyaarin doono coddeynta oo loo muddeeyay Khamiista soo aadan.

Doorashadda cusub ayaa ka dambeysay markii xilka laga qaaday gudoomiyihii Aqalka Wakiiladda, Cabdixakiim Dhooba Daareed.

Xilka ka xayuubinta Dhooba Daareed oo ku timid mooshin ayaa la sheegay in ay gedaal ka riixeyso xukuumadda madaxweyne Deni.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Puntland.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this