Deeq A. Posted November 7, 2019 Muqdisho (SMN) – Fahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxay dil xalay ka dhacay degmada Kaxda ee magaaladda Muqdisho. Dabley ayaa meel ku dhow hoygiisa waxay ku toogatay Maxamed Axmed Macalow, oo u dhintay dhaawac soo gaarey. Marxuumka oo xaaskiisa ay isla falkaas ku dhaawacantay ayaa waxaa la sheegayaa in uu ahaa ganacsade caan ah. Ma jirto illaa iyo haatan cid sheegatay mas’uuliyadda falkan oo laamaha ammaanka aysan wali war kasoo saarin. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Dil.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites