Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsade caan ah oo lagu toogtay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Fahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxay dil xalay ka dhacay degmada Kaxda ee magaaladda Muqdisho.

Dabley ayaa meel ku dhow hoygiisa waxay ku toogatay Maxamed Axmed Macalow, oo u dhintay dhaawac soo gaarey.

Marxuumka oo xaaskiisa ay isla falkaas ku dhaawacantay ayaa waxaa la sheegayaa in uu ahaa ganacsade caan ah.

Ma jirto illaa iyo haatan cid sheegatay mas’uuliyadda falkan oo laamaha ammaanka aysan wali war kasoo saarin.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Dil.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this