Deeq A. Posted November 6, 2019 Wasiirka Ganacsiga Puntland Cabdulaahi Cabdi Xirsi Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgeshiga dowladda Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u safray waddanka Ethiopia, halkaasi oo ay kulamo kala duwan kula yeelan doonaan mas’uuliyiinta iyo ganacsatada dalkaasi. Wasiirka oo ka hor inta aan wefdigu dhoofin saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, ayaa ka warbixiyay ujeedka safarka isaga iyo wefdigiisa u ku tegaya waddanka Ethiopia. Hoos ka daawo hadalka wasiirka PUNTLAND POST The post Wefdi ka socda Puntland oo u safray waddanka Ethiopia appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites