Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga fatahaadaha oo war cusub soo saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga gurmadka fatahaadaha ee culimada iyo ganacsatada oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka warbixiyey dadaallada gurmadka ah ee ay wadaan.

Afhayeenka guddigan oo lagu magacaabo, Sheekh Aadan Sheekh Cabdulle Diiriye ayaa sheegay in haatan ay gacanta ku hayaan lacag dhan 9,557,42 Doller, islamarkaana ay weli wadaan gurmadka loo fidinayo dadka ay saameeyeen fatahaadaha ka jira dalka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Akoono badan ay fureen, kuwaas oo lagu caawinayo lacagaha soo kala dadka dhibanayaasha ah.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Cod-1-Wiilo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this