Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Diiday Inay Ansixiyaan Xeerka Macdanta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa diiday xeerka Macdanta Somaliland oo ay guluhu ansixinayeen.

FB_IMG_1572775274133.jpg

Fadhigan lagu ansixinyay xeerka ayaa waxa ka soo qayb galay 52 Xildhibaan Waxa ogolaaday 22 Xildhibaan waxa ka soo hor jeestay 28 Xildhibaan waxa ka aamusay 2 Xildhibaan

waxa sidaasi ku jabay Xeerkii macdanta somaliland ee num 88/2019

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this