Ismahaan Posted January 28, 2010 Birthe Christiansen ayaa la sheegey iney xitaa aheyd siyaasiyad ka tirsan Gudiga magaalada (City Counsil) saaka 8:00 subaxnimo saacada Denmark ayaa iayadoo kasoo degeysa gaarigeeda lagu diley baarkinka xafiiska shaqada (Job center-ka) halkaasoo ay la taliye shaqada iyo dhaqaalaha ka aheyd. Copenhagen(Puntlandi.com) Nin Soomaali ah oo 28 jir ah ayaa loo xirey dilka haweyneydaan oo la sheegey iney iyadu u aheyd lataliyihiisa dhaqaalaha iyo shaqada xafiiska shaqada ee magaalada Holstebro wadanka Danmark. Ninkaan Soomaaliga ah ayaa bileysku gacanta kusoo dhigeen saacado ka dib markii la diley haweyneydaan. bileysku waxey sheegeen in ninkaan loo xirey dilka haweyneydaan balse waxkale oo faahfaahin ah bileysku ma bixin. walina lama helin mindidii ama qalabkii dilka loo adeegsadey,bileyska ayaa xirey goobtii dilku ka dhacey waxeyna baarayaan qalabkii dilka loo adeegsadey iyagoo adeegsanaya eeyada bileyska. Warar aan ka helney Soomaalida degan magaaladaan oo taqaan ninkaan Soomaaliga ah waxey noo sheegeen in xaley uu ninkaan ku hadlayey hadalo kala gadisan. Willkaan 28 jirka ah ee loo xirey dilkaan wuxuu ma uusan laheyn xaas. Haweyneyda la diley Birthe Christiansen oo 56 jir ah waxey aheyd siyaasi ka tirsan gudiga degmada,wayna ku cusbeyd shaqadaas gudiga degmada cusub,xaley ayey ka qayb gashey shirkii ugu horeeyey tan iyo markii loo doortey shaqada gudiga magaalada. Waxeyna ka tirsaneyd xisbiga Social dimoqoraadiga(Socialdemokratern) Shaqadeeda caadiga ah waxey aheyd lataliye shaqada iyo dhaqaalha xafiiska shaqada (Jobcenter) ,waxeyna kaloo xitaa lataliye u aheyd Soomaali kale oo wiilkaan loo heysto dilkeedu kamid ahaa. Bari ayaa maxkamad la horkeenayaa wiilkaan Soomaaliga ah, Bileysku waxey kaloo sheegeen inuu wiilkaan Soomaaliga ah dafirey kiiskaan loo heysto. kala soco Puntlandi.com wixii soo kordha kiiskaan Puntlandi EU News Center Copenhagen source Puntland.com sheekadii of denish ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 28, 2010 What on Earth ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
BUKURR Posted January 28, 2010 fcuking bastrd, now let's hear everyone hating on us. May she rest in peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacenow Posted January 28, 2010 It's a never ending nightmare. Islamism, poverty, refugee, terrorism, lack of government. What did I do to deserve to be tarnished by all of this rubbish. Quote Share this post Link to post Share on other sites
5 Posted January 29, 2010 God it's gonna take ages to read that. In English, please? My Somali is perfect but my level of laziness is currently at an all-time high. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted January 29, 2010 wax waalan oo badan oo anaga ah baa uamadeenii baabi isay i feel sorry for the somali community denmark Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maxaatiri Posted January 29, 2010 Maxaa dhacey? Ma shaqo raadso oo intarfeew tag baa laga waayey wasaqa?! Wallee qaadka iyo lacagta cayrta maxey dad dhulmisey. Eeboow u gargaar dadkaasi iyo victimohooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 29, 2010 She probably declined his welfare app. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted January 29, 2010 All I could make out was something like 28-yr old Somali man killed this 56-yr old Birthe Christiansen. Can anyone explain why? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted January 29, 2010 ^^ It says, no one knows yet what the motivation was for the murder. In fact, all it says, is a 28 year old Somali man was arrested for the murder of this lady who worked in the welfare office of this small Danish town. I presume investigations are on going, and in my book, my Somali brother is to be presumed innocent of all charges until found guilty in a court of law. Also Sherbaan, the article says that some folks in the Somali community out there said that the young fella was a little disoriented the last time they say him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted January 29, 2010 posted by Peacenow: It's a never ending nightmare. Islamism, poverty, refugee, terrorism, lack of government. What did I do to deserve to be tarnished by all of this rubbish. ........ looool it hurts yaah waraa..and you tried everything to be different even left your faith and culture...I told you before my friend "Kill your self!!" heck with this qaxooti "islamism" life yaah!..... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 29, 2010 Originally posted by 2+2=5: God it's gonna take ages to read that. In English, please? My Somali is perfect but my level of laziness is currently at an all-time high. Talk now Somali written by Cynical lady might be helpful in the long run. Yallah Learn Somali where ever you are.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted January 29, 2010 I think this guy ceertaa loo diidey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted January 29, 2010 Innocent until proven Guilty! Quote Share this post Link to post Share on other sites