Suldaanka Posted October 30, 2019 In Somaliland when Cyclone Sagar hit parts of Awdal and Maroodijex coastal areas in 2018, it took the government within 24 hours to mobile aid for the poeple affected by the natural disaster. Government officials were on the ground assessing the damage and the President toured the area. Somaliland Gov't response to Cyclone sagar: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 30, 2019 Somaliland's VP also toured of the area and met with the people within days after the President. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 31, 2019 Siyaasad iyo daruuf shacab layskuma qaso walaal. Helicopter carabu macaawino beri ku gaysay, xniinyo haka dhigan U gargaar walaalaha intaad ka geli karto Teeda kale Maamulka hargaysa daadad iyo duufaan dad qaaday waxaa uga dhib badan qaadka oromada oo dhawr bari rabshado joojiyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 31, 2019 There's another one coming. Hopefully they are getting ready. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 31, 2019 3 hours ago, gooni said: Siyaasad iyo daruuf shacab layskuma qaso walaal. Helicopter carabu macaawino beri ku gaysay, xniinyo haka dhigan U gargaar walaalaha intaad ka geli karto Siyaaddu waa kasbashadda shacabka, oo adeegu kaw ka yahay, oo daruufta ood la qaybsataa qayb ka tahay. Daruuftuna waa fursad kala soocda dadka, ninka ragga ah fursada waa ka soo dhalaala oo magac iyo maamus ayu ku helaa. Kan doqonka ahna ceeb ayaa ka raacda, dayaca iyo darxumoda uu dugsananaayo. Xataa hadii ay tahay dayaarad UAE leeday, waxay 100% ka fiAricantay in sida Cheeseman Villa Amisom hoosta ka soo xidhadato. Waa kii Abiye Axmed sidii yahay xaaskiisa oo kale intu Cheeseman diyaaradda Ethiopian Airline saartay ka dagay Kenya, bal maxaa u diiday in Ciidanka Ethiopia helicaptor ka baryo? Arinka ah Jaadka waa masiibo Soomaali kasta haysta, wax u gaaraa Somaliland maha. Somaliland waxay kala midtay gobolka from Yemen, Djibouti, Ethiopia, Somalia and Somaliland. Mida kale ma noo sheegi karta sababta Mirooga toos uga soo duulo Nairobi, halka dadka shacabka ah lagu bahdilo Wajeer? Jaad aad lacagsiisanayso oo lagu bahdilaayo macnaheeda noo sheeg? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted November 1, 2019 Suldaan Ugaas Ninyahow Iima muuqato sabab laysuga ag sawiro oday imaaraad ku awr kacsanayay iyo masiibada baladweyne Dawladda muqdisho ma dadaal yara ilaa iyo intii tabaru dhigto wayna muuqataa. Waxaase muhiimadda ugu wayn tahay inaan isu gargaarno oo maydka la aaso ayadoon la eegayn dhanka siyaasadda. Tan kale soomaalidu ku dhaqan ma'ahan aadanaha kale Ayadoo godkii la kor taaganyahay maydka lagu aasi lahaa yaa waxaa laga yaabaa inay isku qabsadaan dhankii loo jeedin lahaa. Ayagoo tahriib ku jira bay ilmo ku dhalayaan doontii korkeeda ma sugayaan ilaa bari-amaanka tagayaan Xididka laysku rimiyo kaligiis yaa u nool intii kale waa ka dhinteen Kii baqdinta, mugdiga, damiirka iwm. Ninyahow aqoontaadoo kale hadaan leeyahay dadka wax badan yaan u faa'iidayn lahaa Waxaad samaysaa talo ahaan dadka Australia kula jooga ka aruuri xoogaa gargaar ahaana ayadaa ku anfacaysa aakhiro iyo aduun Markii la dhinto la oran maayo reer oodweyne gooni ha u baxaan ama muse biixi diyaarad la raac, qof walba naftiisaa la xisaabinayaa ka faa'iidayso fursadaan oo wax hor-marso. Tan qaadka Koonfurta hadii laga joojiyo waxaa dhici karta in dad badan dhinto oo xabad bilaabato Halka reer waqooyigu hadalkoodu badanayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xamarawi Posted November 2, 2019 On 10/30/2019 at 7:42 PM, Suldaanka said: Cheesmab used the money for facebook trolls and bribing ( his wife stole the rest), hence why there is no response. He has bankrupted the state coffers. Quote Share this post Link to post Share on other sites