Sign in to follow this  
Deeq A.

“Muqdisho In La Tago Anigu Xaaraan Uma Arko…” Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Guddiga Doorashooyinka, Xubin La Sheegay In Madaxweynuhu Uu Ku Soo Celiyay, Safarka Cali Khaliif Ee Muqdisho Iyo Arrinta Kornayl Caarre

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay muranka xubnaha cusub ee komishanka doorashooyinka, xubin la sheegay in uu Madaxweynuhu ku soo celiyay safarka uu hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ku tagay magaalada Muqdisho iyo arrinta kornayl Caarre, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this