Sign in to follow this  
Deeq A.

Mulkiilaha shirkadda AMAZON oo laga qaaday kaalinta koowaad ee ninka dunida ugu taajirsan

Recommended Posts

Deeq A.   

amazone.jpg?resize=690%2C388

FILE- In this Sept. 13, 2018, file photo Jeff Bezos, Amazon founder and CEO, speaks at The Economic Club of Washington’s Milestone Celebration in Washington. Amazon, which has faced political and economic pressure to raise pay for thousands of employees, is boosting its minimum wage for all U.S. workers to $15 per hour starting next month and said it will push for an increase in the federally mandated minimum wage, which now stands at $7.25 per hour. “We listened to our critics, thought hard about what we wanted to do, and decided we want to lead,” said Bezos. (AP Photo/Cliff Owen, File)

Aas-aasaha shirkadda Mareykanka ee AMAZON Jeff Bezos ayaa hoos uga soo dhacay kaalinta koowaad ee liiska dadka ugu taajirsan dunida, kadib markii uu hoos-u-dhac ku yimid ganacsigiisa bilooyinkii u dambeeyay.

Hoos-u-dhacan ayaa sababay in xisaabka lacageed ee Bezoz ay hoos ugu dhacdo 103,9 bilyan oo dollar, halka ay horau ugu joogtay 1073,9 bilyan oo dollar.

Iminka waxaa kaalinta koowaad ka galay liiskan ninka isagana taajirka ah ee leh shirkadda Microsoft Bill Gates kaas oo ay iminka xisaabtiisa lacageed mareyso 105,7 bilyan oo dollar.

Liiskan dadka taajiriinta ah ayaa waxaa sannad walba soo saara shirkadda Forbes ee ka faalloota arrimaha noocaan ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this