Deeq A. Posted October 25, 2019 Muqdisho (SMN) – Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan waxay ka wadaan wadada isku xirta Muqdisho iyo Balcad. Saraakiisha ayaa sheegay in ujeedka howlgaladan ay tahay xaqiijinta nabad-gelyadda maadaama falal liddi ku ah amniga ay ka dhacaan. Howlgaladda ayaa waxaa lagu baarayaa gaadiidka dadweynaha, kuwa xamuulka iyo waliba shacabka, sidda ay xaqiijiyeen wararka. Al-Shabaab ayaa horey dhowr jeer waxay ciidamadda dowladda iyo kolanyo ay la socdaan mas’uuliyiin waxay ku beegsatay jidkaas. View the full article Share this post Link to post Share on other sites