Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Moscow)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika aya kulamo gaar gaar ah la qaatay madaxda ka qeyb gelaysa Shirkaas.

441E4FD9-277A-4D56-A385-C419E36DA186_w10

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Ruushka Vladimir Putin,iyaga oo ka wada hadlay arrimo la xidhiidha wada shaqeynta labada dal xidhiidhka arrimaha dibadda Ganacsiga iyo kaalmooyinka arrimaha horumarinta.

Madaxweyne Farmaajo oo ka mid ah 43 hoggaamiye oo goobjoog ka ah Shirka iyo Wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin Ruushka waxa uu kulamo gaar ah la yeelan doonaa qaar ka mid ah Madaxda iyo maalgashadeyaasha ka qeyb galaya Madasha iyagoo u bandhigi doona fursadaha ka jira dalka Soomaaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this