Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano ka tirsan Puntland oo kormeeray degaano

Recommended Posts

Deeq A.   

Boosaaso (SMN) – Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa kormeeray degaano ka tirsan gobolka Barie e dowlad goboleedkaas.

Mudaneyaasha ayaa degaanadda ay tageen waxaa ka jirta dhibaatooyin dhanka nolosha ah gaar ahaan caafimaad xumo iyo cuno yar.

Dadka degaanka ayaa waydiistay Xildhibaanadda in ay lasoo gaaraan gurmad bini’aadamo oo degdeg ah maadaama ay dhibaato haysato.

Sharcidejiyeyaasha ayaa tilmaamay in ay gudbin doonan dhibaatadan madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni si uu wax uga qabto.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Baahi.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this