Deeq A. Posted October 24, 2019 Boosaaso (SMN) – Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa kormeeray degaano ka tirsan gobolka Barie e dowlad goboleedkaas. Mudaneyaasha ayaa degaanadda ay tageen waxaa ka jirta dhibaatooyin dhanka nolosha ah gaar ahaan caafimaad xumo iyo cuno yar. Dadka degaanka ayaa waydiistay Xildhibaanadda in ay lasoo gaaraan gurmad bini’aadamo oo degdeg ah maadaama ay dhibaato haysato. Sharcidejiyeyaasha ayaa tilmaamay in ay gudbin doonan dhibaatadan madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni si uu wax uga qabto. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Baahi.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites