Deeq A. Posted October 23, 2019 Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb guddiga farsamada ee maamul u sameynta dowlad gobaleedka Galmudug . Arrintan ayaa imaaneysa 24 saac uun markii uu guddi kale oo farsamo ku dhawaaqay madaxa xukuumadda Sheekh Shaakir. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites