Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Farsamada Oo Gaaray Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb guddiga farsamada ee maamul u sameynta dowlad gobaleedka Galmudug .

Arrintan ayaa imaaneysa 24 saac uun markii uu guddi kale oo farsamo ku dhawaaqay madaxa xukuumadda Sheekh Shaakir.WhatsApp-Image-2019-10-23-at-12.20.33-1.

WhatsApp-Image-2019-10-23-at-12.20.33.jp

WhatsApp-Image-2019-10-23-at-12.20.34-1.

WhatsApp-Image-2019-10-23-at-12.20.34.jp

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this