Sign in to follow this  
Deeq A.

Yuu Axmed Madoobe u magacaabay ku xigeenadiisa?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay labada Madaxweyne ku xigeen ee maamulkiisa.

Wareegto ka soo baxaday xafiiska Axmed Madoobe ayaa Maxamuud Sayid Aaden loogu magacaabay Madaxweyne ku xigeenka 1aad, halka C/qaadir Xaaji Maxamuud (Suldaan Luga-dheere) loo magacaabay Madaxweyne ku xigeenka 2aad ee Jubbaland.

Maxamuud Sayid Aaden iyo C/qaadir Xaaji Maxamuuda (Suldaan Luga-dheere) ayaa horey u hayay xilalka loo magacaabay.

jubbaland.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Yuu Axmed Madoobe u magacaabay ku xigeenadiisa? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this