Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacan-saydhay Beesha Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Biixi, ayaa ku adkaystay go’aankiisii ahaa in aanu beddelin xubnaha guddida doorashooyinka ee mucaaradku ka cabanayo.

Ilo xogogaal ah ayaa ii sheegay in madaxweynuhu wefdigii midowga Yurub ee dhexdhexaadinta u yimi Hargeysa u sheegay in arrintu u taallo golaha Wakiillada Somaliland in ay diidaan ama yeelaan balse aanu isagu xilligan waxba ka beddelayn.

Labada xisbi Mucaarad oo hore u diiday qaar ka mid ah xubnaha madaxweyne Biixi, soo magacaabay ayaa la filayaa in ay go’aankooda dhawaan la wadaagaan shacabka.

Xigasho: Hassan Galaydh

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this