Saalax Posted October 16, 2019 Wednesday October 16, 2019 - 09:12:31 in News by Hadhwanaag News Somaliland Oo Lixdii Bilood Ee Sannadkan U Horeeyay Jaad Ku Soo Iibsatay 190 Milyan Oo Dollar Hargeysa(HWN)-Wasiirka maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in Somaliland lixdii bilood ee sannadkan u horeeyay ay soo iibsatay qaad dhan 19 milyan oo kiiloo oo ay ku baxday lacag dhan 190 milyan oo dollar. Wasiir Sacad oo soo xidhayay kulan ay ardayda jaamacaduhu ku faaqidayeen caqabadaha hortaagan dhaqaalaha dalka, waxa kale oo uu ka hadlay caqabado kale oo hortaagan in dalka ay wershado ka abuurmaan, kuwaas oo samayn lahaa shaqo abuur, "Meesha dadka inaga qarin kartaa waa wershadaha, maxaynu wershado u yeelan waynay, waxyaabaha u horeeyaa waa dhaqan, wershad dhaqan uma lihin, inagu waxaynu dhaqan u leenahay ganacsi, laakiin wershad lacagta la geliyo waxa ka soo baxaya maba garanayo ganacsaduhu oo wuxuu ku odhanayaa maxaa khatartaas I gelinayaba.” Ayuu yidhi Wasiir Sacad oo intaas raaciyay "Imika hadaad is tidhaahdo wershad same oo hangar u baahan waa inaad dhul iibsato soo dayrto, biyo keento, laydhka keento intaas oo kugu kacaya qiyaastii milyan dollar badhkeed intaanad wershad keenin, waxa kale oo jira ma lihin xirfadihii wershadaha oo birta jabta Germany ama hindiya ayaa loo qaadayaa.” Wasiir Sacad oo ka hadlaya lacagta adag ee Somaliland qaadka kaga baxda wuxuu yidhi "Lixdii bilood ee u horeeyay sannadkan waxaynu soo iibsanay 19 milyan oo kilo oo qaad ah, hadaad 10 dollar ku dhufato 190 milyan oo dollar weeye, mushkiladu lacagta oo keliya maaha ee waa wakhtigii; caafimaadkii, iyo dhaqankii, waxaynu nahay umad daroogo la qabsatay, waana meelaha loo baahanyahay in wax laga qabto haddaynu doonayno inaynu horumarmno.” Wuxuu intaas ku daray "Kal hore cashuur yar baan ku kordhinay, inaan cashuurtaas ku kordhino mooyee wakhtigan xaadirka ah joojinteedu waa tallo qaran, anigu waxaan qabaa inaynu joojino laakiin waa fikirkayga, xaqiiqdu waxa weeye ila toban kun oo qof ayaa ku nool oo nolol ka hela markaas waa inaynu u samaynaa ilo kale dadkaas.” Geeska Somaliland Oo Lixdii Bilood Ee Sannadkan U Horeeyay Jaad Ku Soo Iibsatay 190 Milyan Oo Dollar HADHWANAAGNEWS.CA Hargeysa(HWN)-Wasiirka maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhaqaale Posted October 16, 2019 Khat is used to numb the psychological pain the inhabitants feel. The mental traumas needs therapy in order to heal and not drugs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 16, 2019 18 minutes ago, Dhaqaale said: Khat is used to numb the psychological pain the inhabitants feel. The mental traumas needs therapy in order to heal and not drugs. What traumas? the wars are like from 25-30 years ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhaqaale Posted October 16, 2019 Just now, Saalax said: What traumas? the wars are like from 25-30 years ago. The traumas of 1988 and the daily humiliation of poverty in the present all add up to a deeply wounded people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xamarawi Posted October 16, 2019 It is worse in Somalia and Puntland. They should ban khat from Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted October 16, 2019 Image: Drug addicts gather in the street in "Cracolandia" , a rundown ... IMAGES.APP.GOO.GL Found on Google from gettyimages.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted October 17, 2019 Any government lead by sane , would try can this drug, it is classified as drug by WHO. You have to think how can you improve society by banning this, yes some will still find, as pple do for illegal drugs, but it will make it not normal, and addicts would go down. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 17, 2019 On 10/16/2019 at 7:27 AM, Saalax said: Wuxuu intaas ku daray "Kal hore cashuur yar baan ku kordhinay, inaan cashuurtaas ku kordhino mooyee wakhtigan xaadirka ah joojinteedu waa tallo qaran, anigu waxaan qabaa inaynu joojino laakiin waa fikirkayga, xaqiiqdu waxa weeye ila toban kun oo qof ayaa ku nool oo nolol ka hela markaas waa inaynu u samaynaa ilo kale dadkaas.” Haddee toban kun reerahooda ku biishaan lacagta xaaraanta ah laga helo suntaan waxaa ka daran boqolaalka kun qoyskooda ku baaba'aayo, ku dumaayo, ku kala tagaayo caleentaan sunta ah darteeda. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 17, 2019 @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar taxing it is useless because the money never goes to infrastructure but filling the pockets of politicians. It is better khat addicts are encouraged to limit khat usage step by step then the road to being full clean like that Awale khat diid dude..Somal khat habit only feeds Ethiopia and Kenya economy. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 17, 2019 The Ethiopians themselves are picking up the habit. I wonder how much of this money comes from the diaspora? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2019 21 hours ago, Saalax said: @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar taxing it is useless because the money never goes to infrastructure but filling the pockets of politicians. It is better khat addicts are encouraged to limit khat usage step by step then the road to being full clean like that Awale khat diid dude..Somal khat habit only feeds Ethiopia and Kenya economy. Waxaa cajiib ah Kenyaati qayilaayo inaanan Nayroobi ku arkeynin ka ahayn a few Kiikuuyo kiosk owners who chew it in late nights to stay awake in order to man their shops. Dad si social ah ugu qayilaayo kuma arkeysid, xataa hadduu deegaanadooda ka baxo. Imagine what those hundreds of millions of dollars of hard cash would have done for Soomaaliya's economy if it stayed and circulated within Soomaaliya. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites