Suldaanka Posted October 14, 2019 Xildhibaan Qodax oo si maskax leh uga hadlay jar iska xoornimoda reer Koonfurka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 14, 2019 Xildhibaan Qodar: "Waxay garan waayeen, bal aan ka doodno, laakin sidii qof mayd ah oo xabaalsha loo dedejinaayo ayay habeenkii xeerkii qoreen subaxii aroornimo foot u qaadeen." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 14, 2019 All quiet on Reer Koonfur Front. Xad gudubka Dawladda Kenya cid ka hadlaysa, bal adba. Mid walba dantiisa ayuu ka raacday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 22, 2019 On 10/14/2019 at 6:44 AM, Suldaanka said: All quiet on Reer Koonfur Front. Xad gudubka Dawladda Kenya cid ka hadlaysa, bal adba. Mid walba dantiisa ayuu ka raacday. Kenya waxba kuma haysato soomaalida waligeedna ma dhicin Waa soomaalida qudheeda waxa dhulkooda kala goynaya oo qaarba meel doonayo. kuwo shaydaan ingiriis jeclaysiiyay kuwo uu kenya jeclaysiiyay, kuwo uu Ethiopia jeclaysiiyay iyo kuwo inay iibiyaan jecelaan lahaa haday u suurto gasho. Su'aashu waxay tahay marka yaa soomaalida saxdaa ah oo dhaliisha la saaraa? Quote Share this post Link to post Share on other sites