Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidammo Ka Goostay Somaliland Una Wareegay Puntland+SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Sanaag)-Wararka aanu ka helayno deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in Puntland ay ku biireen saldhiggii iyo ciidamadii magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag ee Somaliland.

72833289_1470789069731014_43787360976230 72477245_1470789126397675_65478586326738 72461200_1470789099731011_68600690267148 72325222_1470789149731006_44142789835169 72318234_1470789203064334_35672723957879

Saarkaal u hadlay Puntland ayaa sheegtay in ciidamadani yihiin kuwii ugu danbeeyey ee Somaliland u joogay soone Badhan.
Ciidamo xooggan oo Somaliland ah ayaa hore ugu biiray Puntland taas oo walaac hor leh sii galinaysa gacan ku haynta Somaliland ee Sanaag Bari.

Ciidamada u tallaabay dhanka Puntland waxa hoggaaminaya Gaashaanle Mustafe Siciid Toor sida maamulka Puntland oo ciidamada soo bandhigay shaaciyay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this