Deeq A. Posted October 12, 2019 Qaar ka mid murashaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowlag gobaleedka Galmudug ayaa si wadajir ah uga soo horjestay magacaabista guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ah luguna magacaabay xubnaha guddigaas. Musharx Cabdiraxmaan Maxamed Odawa iyo Murashax Kamaal guutaale ayaa qoraal si wadajir ah ay u soo saaray ayaa sheegay in hanaanka loo maray soo magacaabista guddiga ay tahay mid hareer marsan dastuurka Galmudug iyo shuruucda dalka u yaalla. Haddaba Akhriso: Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites