Sign in to follow this  
Deeq A.

Murashixiinta madaxtinimada Galmudug oo kasoo horjeestay guddiga dhismaha Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar kamid ah murashixiinta u taagan xilka madaxtinimada Galmudug ayaa sharci darro iyo ku tumasho dastuur ku tilmaamay hannaankii loo maray magacaabidda guddiga farsamo ee maamul dhisida Galmudug.

Warsaxaafaded kasoo baxay murashixiinta ayaa lagu sheegay in dadka ku jira guddigaan ay yihiin shaqaale dowladdeed oo ka howlgala xafiisyada madaxweynaha, raysal wasaaraha iyo wasaaraddaha.

Murashixiintu waxay ku baaqeen in dib loogu laabto magacaabidda guddigaan islamarkaana laga dhigo guddi madax bannaan oo aan katirsanayn xafiisyada dowladda.

Halkaan hoose ka akhriso.


72698338_2979142818822616_21080820260483 72360905_2979142892155942_80730736749340

The post Murashixiinta madaxtinimada Galmudug oo kasoo horjeestay guddiga dhismaha Galmudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this