Sign in to follow this  
Deeq A.

Gabadhii Ugu Horeysay Ee Madax-Weyne Noqota Dunida”

Recommended Posts

Deeq A.   

“Isabel martinez de peron” Waa Haweynadii Ugu Horaysay Ee Dunida Noqota Madax-Wayne, Taariikhda Aadnaha, Kama Hadlayno Hogaamiyaasha Boqortooyooyinka Dumarka Ahaa ( Female Of Monarchs) Se Waxaan Ka Hadlaynaa Nidaamka Hogaaminta Dawladaha Madaxtooyooyinka Ee Dumarka “ Female Head’s Of Government”

Isabela Waxay Ahayd Madax-Weynihii 42-aad Ee Dalka Argentina 🇦🇷, Sanadihii 1974- Ilaa 1976-Dii.

Isbela Waxay Ahayd Xaaskii 3-aad Ee Madaxweyne “Juan Peron” Sidoo Kale Waxay Ahayd Madax-Wayne Ku Xigeenkiisa, Waxaanay Talada Qabatay Dalkaasi Kadib Markii Uu Xaajigeedu Xijaabtay.

Waxay Ahayd Mid Kamida Madaxdii Dumarka Ahaa’ Caalamka Soo Maray Kuwoodii Ugu Quruxda Badnaa, Uguna Xaragada Iyo Lebiska Wacnaa Ee Ugu Soo Jiidashada Badnaa, Dhalin Yaradii Dalkaasi Ayaa Dhamaan Jacayl U Qaaday Oo Aad Uga Helay Sidoo Kale’ Dacaayado Ayaa Ka Faafay’ Ku Dhawaad 2- Sano Markay Haysay Xilka, Waxaa Ugu Dambayn Awood Kaga Qaaday Taladii Dalkaasi Milatarigii Dalkaasi, Kadibna Xabsiga Ayay U Taxaabeen’ 5-Sano Oo Xadhiga Kadib Ugu Dambayn Waxay U Wareegtay Dalka Spain 🇪🇸.

Waana Taariikhda Gabadhii Ugu Horysay Ee Dunida Gaadhay Mansabka Madax-Wayne’ Halka Ay Ra’iisal Wasaarihii Ugu Horeeyey Oo Ah Qof Dumara Ay Noqotay “Sirimavo Bandaranaike”Sanadkii 1960-Kii Laguna Doortay Doorasho Guud (General Election 🗳 ) Ee Dalka “Sri Lanka 🇱🇰”.

Waxaa Qoray: Fadxi Greenford

facebook; Fadxi Greenford

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this