Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland Oo Taliye Cusub U Soo Magacaabay Goboladka Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-79 Oktoobar 2019 ku magacaabay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag.

dani.jpg

Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani ayaa Gaashaanle Dhexe Bashiir Cali Maxamed u magacaabay inuu noqodo Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.
Muddooyinkii u dambeeyay maamulka Puntland waxa uu farogalin ka waday gobollada bariga Somaliland gaar ahaan gobolka Sanaag.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this