Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano iyo siyaasiyiin eedeeyey Axmed Madoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo siyaasiyiin maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulka Jubbaland.

Kulanka oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay xubno ka tiran isbedal doonka Jubbaland, iyadoona diirada lagu saaray xaaladda cakiran ee maamulkaasi.

Sidoo kale waxaa kulankan lagu cambaareeyey diyaaraddii shalay ka degtay Kismaayo, taas oo siday C/kariin Xuseen iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Safiyo-Cusmaan-Cabdulle.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this