Deeq A. Posted October 6, 2019 Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo siyaasiyiin maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulka Jubbaland. Kulanka oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay xubno ka tiran isbedal doonka Jubbaland, iyadoona diirada lagu saaray xaaladda cakiran ee maamulkaasi. Sidoo kale waxaa kulankan lagu cambaareeyey diyaaraddii shalay ka degtay Kismaayo, taas oo siday C/kariin Xuseen iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Safiyo-Cusmaan-Cabdulle.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites