Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Dalxa oo baaq culus u diray siyaasiyiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta in aysan caqabad ku noqon dowladnimada.

Prof Maxamed Cumar Dalxa, oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa ku tartarsiiyey xubnahan xilalka horey uga soo qabtay waddanka in ay fursad siiyaan madaxda.

Taariikhda ayuu hoosta ka xariiqay in ay xusi doonto cid walba oo dalka wax ku tarta iyo shaqsiga ka shaqeynaya haatan dibin-daabadda iyo dib u dhac ku yimaada qaranka.

Hadalka mudanahan ayaa kusoo aadaya iyadda oo mudooyinkii dambe ay soo if-baxayeen siyaasiyiin dhaliilo u jeedinayey dowladda kuwaasi oo xilal muhiim ah soo qabtay.

Hoos ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/XA.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this