RedSea Posted August 3, 2008 Originally posted by Zafir: ^^Waar afka hagaajiso, hadii kale waanu kuu hagaajin. Maanta tanuu keenay ninkii JB ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 4, 2008 Waxaan oo dhan waa wada negative. Niman positive dabeecado leh ma jiraan miyaana? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 9, 2008 DUMARKA 1. Raalliya. Lambarka koowaad waxa gashay raalliya garaad badan. Waxa ay ka hadh hadhay ninkeeda iyo ubadkeeda. Gurigeeda waxa loogu yimaaddaa cunto, qosol, kaftan iyo farxad. Dulqaad ayey dhammaysay, oo waa gabadh samir badan. Nolosheeduna waa guul. 2. Marwo dumar. Waa haweeney garaad badan, oo talada reekeeda ka hadh hadhay. Laakiin taladeeda badan ayaa mar mar muran keenta. Haddiise ay nin fariid ah wada nool yihiin waxba la islama diido. Qiyaas ayaanay ku socotaa, oo arrinta reekeeda iyada ayuunbaa dhammaysata. Dumarka lagu sheekaysto maaha. 3. Ma hubsto. Waa gabadha mar walba la qaldi karo, ee war kasta oo loo sheego hubsiimo la’aan rumaysata. Haweeyeydaasi ma kala soocdo beenta iyo runta. Waxana ay caan ku tahay war badni. Kaddibna dadka ayey aad isaga hor yimaaddaan. 4. Gogol ku cuna. Waa islaanta ku caan baxday cadho, canaan, cay. Had iyo jeerna ninkeeda la sugta gogosha, ee marka uu dhinaca saaraba dirirta bilowda. Waa dhiblay aan ninkeeda horumar u oggolayn. Maalinta uu qorshe amma shaqo galana kula talisa in uu isaga tago. 5.Habaar qabto. Waa beenaley, iimaan la’ oo aan gurigeeda khayrkuba ku nasan. Kharash badanaa oo ninkeeda iyo carruurteeda ku hawl badanaa. Dadka kalena ku dhib badanaa. Markaasi ayaa la yidhaa taasi waa habaar qabto. 6. Wareeg badan. Tani gurigeeda kumaba nasato, waxana ay jeceshahay in ay wareeg iyo qaraabo salaan uun ku jirto. Xilla iskama saarto hawsha reerkeeda. Culayskana waxa ay saartaa ninkeeda, carruurteeda iyo kolba ciddii la joogta. 7. Barwaaqo Waa gabadha ku fiican dhaqaalaha, ee aan ku tarki falin xoolaha reerka. Tani waa barwaaqo ninka helaa uu nasiib saday. Doqonkuse ma kasbado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 9, 2008 lol@ Ma hubsato, Kuwa badan baa haraye soo qof sheekada, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 9, 2008 I like the Habaar Qabto ,,,,,, looooooooool Sheekada waa socotaa ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 9, 2008 what abt Barwaaqo.com, lol, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 9, 2008 Gogol ku cuna ka waran ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 9, 2008 Taa uma war hayo, laakin waxaan ku waydiiyey, gabadha in aan la guursan dumar maaha? Kuwani waa kuwi la qabaye, kuwii kale maye, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 9, 2008 Dee kuwa aan la guursan uun baa intaa u kala baxa marka la guursado ......... WARNING ! ! ! ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 9, 2008 lol, , waan gartey, Quote Share this post Link to post Share on other sites