biyo-cad Posted September 30, 2019 Mr Waraabe lost a son in Syria but fortunately the rest of his family will be airlifted to Europe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 30, 2019 Mudane Faisal, welcome to Jubaland. Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 2, 2019 Waa xusbi loo sameeyay inuu dadka ka qosliyo. Lix qofna qadiyadii ingiriis laga gadi waayay bay madoobe kasoo gadayaan, asagana caruurtii oo yurub uga dayacan yuu xal u doonayaa Shakhsiyan waa ninka kaliya oo aan ka dhagaysto siyaasiyiinta waqooyiga, hadalkiisa qaybta xun haduu ku bilaabo haka tagin laga yaabaa inuu wax sax ah kusoo xiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted October 2, 2019 Muuse Biixi waa in uu jeelka dhigaa Faysal iyo cida Kismaayo u tahriibta. Madaama aysan toos uga duuli karin Hargeisa to Kismaayo, waa in ay Nairobi sii maraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites