Deeq A. Posted September 30, 2019 Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka HirShabelle, Maxamed Cali (Caadle) ayaa xilka qaadis ku sameeyey xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiir Caadle ayaa xilalkii looga qaaday guddoomiye ku xigeenka amniga gobolka Hiiraan,Qaalid Bashiir Macalin, guuddoomiyaha degmada Beledweyne, Maxamed Axmed foodcade iyo guddoomiyaha degmada Maxaas. Sidoo kale digreetadan ayaa lagu magacaabay mas’uuliyiin kale, kuwaas oo bedalaya kuwa xilalka laga qaaday. Halkan hoose ka aqriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites