Legend of Zu Posted August 30, 2006 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Waraa timojarre Soomaali meesha maku yaalo miyaa. Timodhise gabar anjnabi ayaaba u tagee. Waraa dhoore ha nagu noqon nooh. Give the few dollars aa ku spend gareysay to masaakiinta Soomaalida familkooda masruufto, regardless stylekaa rabtid inay u jaraan or not. ^^ What about if masaakiinta soomalida ay qaad ku cunaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 30, 2006 Su'aal fiican waaye, kuwa jaad cuno waa jiraan. Jawaabta waxee tahay, I would at least spend, if knowing, haduu jaad ku gadanaayo than mid awalba Soomaali ahayn, and perhaps who knows spends my paid money on qamri iyo wax ka daran jaad. Aniga aqiyaar badan oo aan is naqaano ayaa jiro ka cararo timojarre Soomaali, giving the lamest excuse that style aan u jarano ma yaqanaan oo beentooda ah or waa isku wareernaa, especially since this city of Koronto oo ku yaalo kuwa badan. Waxaan xasuustaa magaalo oo aan saas u weyneen aan deganaan jiray la dhihi jiray Windsor oo xuduudka Mareykanka ku taalo. Timojarre Soomaali kuma yaalin, badanaa Soomaalida dhalinyaradana madoow u tagi jiray, laakiin aniga duq Talyaani aa u tagi jiray oo isku wareernay the initial months. Finally waa is baranay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 30, 2006 Tyjwania.... Apart from monetary rewards, the place is a Mecca for young professionals, and believe me, they ain't balding, or greying, little greasy maybe. MMA....Timojare Soomaali mucho qararac waaye. They never gave wat you want. Warsaan aa fiican kugo hayaan...I don't care sida fiican. Just give me wat I want. Don't mind supporting Mali bunisses, but atleast listen to the customer. Devil...Ceeb Jee, I don't wear them. I just take them of bodies Rahima....You show it off to everybody. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted August 31, 2006 Yo Yo Ma..Warka badan dhaaf sxb..qudbo sirayso barberadda waa ku sidee? and ensure your two homes are miles apart Cheers Quote Share this post Link to post Share on other sites