Sign in to follow this  
SayidSomal

Beware - Somali Scam!

Recommended Posts

this is getting funny walaahi - first time i received an email purporting to be from Daallo Airline - given me an award. now i get this

Assalamu Aceikum? walal hadaba waxaa lagu oheysiinaya in aad kuguleysatey Hadiyat Qali ah. Heiyada caanka ah ee bishacas ayaa ugutalagashey dad kabadan 100ruun hadiyadaad oo ah mid lagudonsiinayo deeq lacageed iyo weliba mid rashinba. Taasna waxey imatey kadib markii ay shaqaluhu sii wadi waayen shaqadii ay kawadeen dalkaas Somalia ayadoo larijeynayo in shaqaluhu ay Shaqada jojindonaan bishaan dhamadkeeda sababta keentey inan Emailada umarino ayaa taas ah.

 

Hadaba heiyadu dadbadan ayey horaba usiisey dadkaan oo kala jooga Garoowe, Galkacyo iyo caasimada wadanka Somalia. Danta ay kaleedahey haiyadu waa iney teeqdan ay gaarsiiso dadka kunool somaliya iyo kuwa joga xeryaha qaxootiga ee Dadab.

 

Dadka Somaliyeed ayaa ah kuwo dhibato kujirey in kabadan 18sano ilaama 18sano Heiyadu wey caawineysey ayadoo isticmaashey in kabadan 20million $

 

Ogow lacagta aad kaqadaneysid iyo rashinkaba waxey kuxidhanyihiin dadka aad biisho

 

Amase inta carur kujogta.

 

Fadlan laxariir xafiska kan Britain amase Nairobi, Kenya +254726817844 ogow hadii telefanku uu mashqul yahey fadlan emailka kusoo jawab

 

Manager

 

Mahamoud Ali Ciise

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this