xiinfaniin Posted October 14, 2008 ^^ I appriciate the guubaabo gacalka ! Waayadaanba isku rag baan ahayn! You remind me when the Master himself said waa qaran maxaa loo lahaa qolada liibaana! laakiin remember i said waxaan damcay inaan iraahdo,that does not mean i said it yet. Marka Jacaylow ninka ha shiddeyn, waad ogtahay that he is akin to Badha olosha! And as you know Geele of Hawd had given us the specs of Badha olosha: Badha olosha waa loo godlaa waase baaqimo e Boodada horeetta danbeed biririf leeyaaye Baqal kuma hargalo meel sanguhu maray bariistiiye Bal ogaada (dont force me to complete baytkaa ninyahow) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2008 Waar dhamaystir fuley yahow .... Aniguna kaygii baan bilaabi markaa: Aniga iyo todoba aan ku jiray tumasho soo qaadnay .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted October 15, 2008 As Xiin would say, "najjaasaa fay leh" maanta. L0L@Cabdiyo. Ceesaan bahal inuu yahay waa iska maleeyay, laakin eri ma u qabin. Quote Share this post Link to post Share on other sites